Sign in to follow this  
Deeq A.

Ururka Samafalka Daryeel walaal charity waxa uu Dadka Muxsiniinta ka cod sanayaa

Recommended Posts

Deeq A.   

Ururka Samafalka Daryeel walaal charity waxa uu Dadka Muxsiniinta ka cod sanayaa inay kala qayb qaatan xoolo Ulxaa oo loo qalayo Agoont iyo Danyarta Burco.

Daryeel walaal Charity waa urur samafala oo gacan qabta Agoonta iyo danyarta iyo qoysaska haysta Dadka waalan Ee saboolkaa .

Bulshadda Khayrka jecel waxaanu ka cod sanaynaa inay nagala Farxiyaan Agoonta danyarta iyo qoysaska haysta Dadka waalan Ee saboolkaa . oo loo iibinayo xoolo Ulxaa oo loo qalayo.

Dadkaas oo ah qoysas Tabaalaysan oo jilicsan sanadkaa dhana laga yaabo inay saddexjeer hilib cunaan ama aanay helinba wax ay siistaan .

Ula bax Naftaada Waalidkaa sadaqo oo nala caawi/nagala Farxi Agoonta iyo Danyarta Maalinta Ciida

Wixii Aad Awoodo kusoo Hagaaji

Gudoomiyaha Daryeel walal Charity

Samafale :Mukhtaar Mohamed Jama xaaji diiriye

Tell: telesom063-4888850/ Somtel/0659888857/0654888850

Mahadsanid :sidaad Danyartaada ugala qayb qaadatay farxadda iida .

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this