Jacaylbaro Posted March 31, 2010 Akhristow rumayso, ama ha rumaysanin, Maanta waxaa jira dad aad u tiro badan, oo u dhashay wadanka Somaliland haystana diinta Masiixiyada, maaha dad uga tegay diintoodii hore, sida aad aaminsantahay lacag ama u jeedooyin kale. waa dad ay ka dhab tahay rumaysadkoodu, kadib markii ay arkeen xaqiiqada. sida ay aaminsanyihiin dadka soomalida ahi guud ahaan, waxa ay u qabaan in diinta Masiixiyadu ay tahay diin loo galo, lacag iyo ujeedooyin kale oo aan lagaranayn meesha ay kala yimaadeen. Hadaba, koritaanka nambarka dadka somaliland u dhashay ee Masiixiyiinta ahi, maalinba maalinta ka danbaysa waa uu sii korayaa. Rabbiguna Isaga ayaa shaqadiisa wata, oo mar walba garab taagan, dadkaas laga tirada badanyahy, ee ku taagan jidka Ilaah ee saxda ah. waxa looga dhigaa dadka, in diinta Masiixiyadu ay tahay mid waxba kama jiraan ah, laakin waxaa la arki doonaa sannadaha soo socda in ay saamayn wayn, ku yeelan doonto wadanka, sida aan rajaynayno, oo cid waliba ay heli doonto xuquuqdooda oo dhamays tiran. waa hubaal ku qanac ama ha ku qancin. hadi aad jeceshahay, waad noo soo gudbin kartaa fikirkaaga aad ka qabto Masiixiyiinta Somaliland. jaamac kayse xuseen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted March 31, 2010 ^ JB, maanta ma Vatican-ka ayaa aqoonsi lagu sheegay? Yes, I believe hell is freezing over as we speak. That was actually a funny post, JB. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted March 31, 2010 ^Oday shaydaanka iska naar, ama even better kan yaree laptop-kaaga kula isticmaalaya u sheeg in uusan SOL wax ku daabacin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 31, 2010 Rer-hebel wagaash iyo kufriga wacad alla u yaale, Waa niman walaala ah taniyo waaga aakhira'e Ina walanwal wiilkuu dhalana, gaaladuu weheshan doonaaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 31, 2010 JB siduu peacenow u difaaco sow maad arag! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted March 31, 2010 Originally posted by Cawaale: ^Oday shaydaanka iska naar, ama even better kan yaree laptop-kaaga kula isticmaalaya u sheeg in uusan SOL wax ku daabacin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted March 31, 2010 Originally posted by Mr. Somalia: ^ JB, maanta ma Vatican-ka ayaa aqoonsi lagu sheegay? Loooooooooooooooooooollll.....! Sxb this is the best that has ever come from you...nice one. On a serious note I agree with JB the number of Somalis be which ever region they are from whether North-West or anywhere else is rapidly increasing - but I doubt whether the financial gains or luring can be ruled out. However I firmly believe any Somali who chose to believe in the devil himself let alone one of the books to be given the liberty to make that choice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted March 31, 2010 ^What you believe micno masamaynayso....qofkii diinta kabaxaa waa in qoorta loo dheeraay sida diinta Islaamku ay qabto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
B Posted March 31, 2010 I think the fact that Somaliland has allowed Christians to live in their territory is indeed a positive move. People should be allowed to make their choices, there is no compulsion in relgion. In time, if these people are allowed to live in peace and Somaliland people show them their good islamic conducts and mannerism, they will become muslims. Its just that when people feel intimidated that they hang on to their beliefs. Whether christian or muslims, I believe the somaliland constitution protects people, or if not the case, should be amended to protect minorities. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted March 31, 2010 Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Rer-hebel wagaash iyo kufriga wacad alla u yaale, Waa niman walaala ah taniyo waaga aakhira'e Ina walanwal wiilkuu dhalana, gaaladuu weheshan doonaaye :rolleyes: :rolleyes: :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 31, 2010 JB, bas waaye Maaddeey aa Axmad Godane u email gareynaya intaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 31, 2010 ^Or better yet phone his wives. lol@masiixiyada Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 31, 2010 ^Disgusting-miyaa la dhihi jiray-baad tahay, akhkhashshsh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 31, 2010 A little diversity won't hurt. Quote Share this post Link to post Share on other sites