Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudaha Baarlamaanka Taiwan oo Feedh iskala daalay+Sababta!

Recommended Posts

Deeq A.   
Gudaha Baarlamaanka Taiwan oo Feedh iskala daalay+Sababta!
taiwan-2.jpg

Xubnaha baarlamaanka dalka Tawian ayaa ku dhex dagallaamay gudaha baarlamaanka xilli ay ka doodayeen ansixinta masuul ka tirsan guddi madax-bannaan oo la socda hawlaha la xisaabtanka dowladda.

Waa markii seddaxaad oo ay xubnaha iskula tagaan feedh iyo haraati labadii isbuuc ee la soo dhaafay.

taiwan1.jpg

Chen Chu, oo ah xubin ka tirsan xisbiga talada dalkaasi haya ayuu soo jeediyay madaxweynaha dalkaasi in loo magacaabo madaxa guddiga dabagalka hawlaha dowladda balse mucaaradka ayaa ku gacan seydhay soo jeedintaasi.

fight.jpg
 Waa markii seddaxaad oo ay xubnaha feedh iskula tagaan labadii isbuuc ee la soo dhaafay

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this