Mastermind Posted July 16, 2020 Arabs abuse immigrants in their countries and now are abusing Somalis in their own country. Pathetic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted July 16, 2020 Hadii uu shaqsi Somali ahaan lahaa oo xataa reer degaanka ah hubkooda ayey also bixi lahaayeen oo dagaal culus ayaa ka dhici lahaa halkaas. Somalida ayaga ayaa iska adag Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 16, 2020 لا حوله ولا قوة الا بالله Koonfurtu waa dad nool inay ayagu is dhacaan mooyee shisheeye ma dhici karo. Waqooyiga qaad baa gunti furay shacabkana waxay ku dhahaan nabadda ilaashada. Macdanta waxaa laga qodaa buurahooda kontenerka dhoofayana looma ogola inay furaan. Waa maamul koonfurta un u faana, hadana shisheeye u dulaysan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted July 16, 2020 If he has been mining and extracting minerals for 3 years and he is not giving back anything to the communities to compensate for the environmental devastation caused that is an abuse. The locals should take matters into their own hands and send him wherever he came from, like the tarxiil these Arabs do to our people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 17, 2020 Odweyne Saaxiib is bar-bar dhig gobalada soomaaliya ma'ahan mowduucu Cabashada dadkuna wax wayn ma'ahan ayaduna markaad sii fiiriso, waa shacab aan ogayn waxa lakala macaashayo. Casaabada meesha gaysay carabka qudhoodu waxaa ugu dambaysay maalinkii ay geeyeen buurta waa sadex sano iyo siyaado. Maxaa buurta ku jira marka hore waa shaqo aqoonyahan Maxaa dadka locals ah qofna looga shaqo gayn waayay waa su'aasha ugu wayn mowduuca. Waa arrinta snm dawladda federaalka soomaaliya kula colowday waana dhawrista hantida ma guurtada ah ee alle ku manaystay dalka soomaaliyeed. Hadaanan caqli aan leenahay kulasoo bixi kari waynay macnaheedu ma'ahan inaan mijin jaada siisano. Aqoonyahan markaad tahay kala saar rag iska celinta sokeeye iyo dayaca afmariskaa oo snm ku xaraashayso hantidii jiilka soo socda oo wiilkaaga wiilkiisu owoow u noqon lahaa. Arrintu waa intaa walaale adigoon gabay iyo baraanbur isku dhex darin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 17, 2020 16 hours ago, gooni said: لا حوله ولا قوة الا بالله Koonfurtu waa dad nool inay ayagu is dhacaan mooyee shisheeye ma dhici karo. Waqooyiga qaad baa gunti furay shacabkana waxay ku dhahaan nabadda ilaashada. Macdanta waxaa laga qodaa buurahooda kontenerka dhoofayana looma ogola inay furaan. Waa maamul koonfurta un u faana, hadana shisheeye u dulaysan Waa runtaa. Neefliyaasha qaarkood waa lagu yaqaanaa inay shisheeye u niikiyaan had iyo jeer. Carab walaa gaal cad. Tan camal dowladda dhexe kaliya yaa wax ka qaban karto. Markee awood yeelatana wey ka qaban doontaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites