Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Mursal “Fajac Ayay Nagu Moqotay Mahad Cawad in Uu Xukuumadda Daba Socdo”

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in fajac ku noqotay in guddoomiye ku xiegenka 2aad ee Baarlamaan Mahad Cabdalla Cawad Uu Xukuumadda Daba Socdo hadalkan ayaa ku soo aadaya,xili xildhibaan Mahad Cawad uu qeyb ka ahaa safarkii Raysal wasaare xasan Cali Khayre uu ku tagay magaalada Dhuusamareeb gelinkii danbe ee 14-July 2020.

Halkan Ka Daawo Hadal Jeedintii Guddoomiye Mursal Ee Golaha Shacabka

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this