nuune Posted January 31, 2005 why not concentrate on the meanings of the song? That way it will have a more general appeal methinks Dawoco, dat is good idea, but it needs alot of time, can u spare us one song with its FULL PACKAGE(lyrics, meanings, story behind it etc..) will come back later, dont have much time Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted January 31, 2005 Dawaco thanks,,, let me know if u need more Somali songs (liyrics), I have it for u girl Khadra Daahir ISHA SACABKA MARI Dadkoo uruayoo, Isu tagay dhammaan Ma ogaan Karaan Mooyee isaga! Ayaa uga warrama Aramdu inay eel dheer taqaan; Hadba waxaan arkaa Anoo ay cidla ah Eri dhaban sidiisii Kuu ololayee! Ubax baan sidaa Kuula soo ordee! Maad iga aqbali? Eedaad kalgacalada Igu unkaye Dhibtan mawga bixin! Naftan naftan ku oggolee Kuu abaarsatee Kuu abaydinka ah Hee hee kugu indha la' Haa haa kugu indhala' Usha maad u qaban; Ifo faalo iyo saad aragti dheer, Sida awliyaan ku oddorosayaa Ayaa way haa ilo biyo leh Ku agmeerayoo Oonku ka baaba'ayn Garta odayada La i soo hor dhigaa! Arrin iyo aqoon Afti kaa baxshee Yey ku dhicin ilmadu Dhir abaarsatee Isha sacabka mari! Eedaad kalgacalda igu unkaye Dhibtan mawga bixin! Hee hee kugu indha la' Usha maad u qaban. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dawoco Posted February 2, 2005 Nuune safe the excusses. If u want the lyrics b prepared to provide the meaning. You can't have one without the other, abadan eey kaa tahay. Wiilo i was actually countin on you to tell us why u llove the songs u love and what their brieve history/meaning is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted February 2, 2005 Dawoco, Waryaa gabadha magaca iiga beddela! Maandeeq something you should know about Somali literature is the fact that it is based on oral tradition and as such it’s very hard to trace it back to its composition history. Nevertheless, there are countless songs that are well known. Even though there are different versions of how they got composed, still the stories are out there. For instance, Magool’s Shimbirayahow heesa song is said to be sarcastic poking fun at how the representatives in the parliament (60’s) were a rubberstamp fellaz for the elites at the time. The song equates them with birds that are assembled to entertain...! Mooge’s deep lyrics are in different scale and speak of human nature in unparalleled way (at least to me). You should listen it too for it has an application in the romantic relationship side too. I don’t how this song came about but I sure do love its lyrics. “Hadba waaga joogaa la tahiin walaaloo, waji lacaga bey dumar, wacadkaba ku iibshaan!†not to mention the lyrics at the start “Dadka ha iska weyneyn, Inaa kali wax garad tahay, Ha iska dhigin walaaleey!. I hope the next generation will use it in the literature classes. Well one of these days! Bagaag/Khadra duo song has good lyrics too. There are many versions (its origin) out there and they are all political in nature but one that persist is Khadra’s part speaks for a man that’s believed to be well versed in foreign languages and politics and Bagaag’s part is for the M. S. Barre who was a president at the time. The crux of the song is the scholar was sacked after he fulfilled schooling the powerful man in foreign affairs. Since the government censored all types of expressions, the composer cleverly disguised the dispute of the two characters with romantic clothes. But the best and most interesting story behind the radio Mogadishu songs is the Khadra’s Sheeka Baraleey by A/Qafar Ciise Cagoole and its response Sayid Khaliifa’s Baroor Diiq, and its conclusion Baxsaneey Hargeysooy. I will tell you all about it after you guys post the lyrics of these songs. In the meantime, I make me one helluva shaah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 3, 2005 Dawaco dear igu ogow inaan kuu soo qoro lyricska heesaha balse ha iga sugin inaan macneeyo ama aan translate gareeyo Ooh yeah will i tell u why I love the songs whenever i post them Go figure:................ Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 3, 2005 Originally posted by nuune: Nassir, sxb thanks for that correction, I also like Giriig's songs, the famous one's like Boodhari sidiisi and Timaheeda dheeriyo , the latter song is my favorite as well, the music is realy what i like about the song, I don't think they can do that music nowadayz. When it comes who is classic, Mooge or Giriig, I would say Giriig, the two got different tone of music, and I like Giriig's music more, that is how I classify Qaraami songs Timahaaga dheeree Boodhari sidiisi the lyrics for Boodhari Sidiisi jacayl waa balaayoo waa baaxad sooroo waanigan basteeyee markaan bilan helaabuu iga bilaayo ayadaa i bogsiisee bar wadnaha ku taaloo igu baahday weeyee boodhari sidiisii barashada jacalykana ayadaa igu beertee been laguma heeso runta lagama beydhee waa loo badheedhaa cilmi kuu la balan balay ee qaas la baa ba'ay baa ana igu balaadhee bar wadnaha ku taalo igu baahday weeye boodhari sidiisii barashada jacalykana ayadaa igu beertee ayadoo habeen badha intaan soo baraarugay baalaha ka eego marka bixiyo faynuus ileen baabah weeyee barkimada dagaaloo bar wadnaha ku taalo igu baahday weeye boodhari sidiisii barashada jacalykana ayadaa igu beertee basarka iyo jaahiyo bilicda iyo nuurkaa haa waa midaan u bogayoo aan u beer raqaayoo biyo nimay u keentaa bil ku soomanaadee bar wadnaha ku taalo igu baahday weeye boodhari sidiisii barashada jacalykana ayadaa igu beertee Thanks nuune, but i need timadheer's lyrics. I got somehow into the website you provided and i got these songs . You can listen as you click as before. I couldn't find the link to so many other classic songs. Maahee Soomar Soomar Ubaxii Baxaay----So Sweet Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 3, 2005 sxb the timadheer's lyrics can be very hard to write, well, I didn't try, but as u go listen to it, u find it to be a very complex song, but the overall meaning can be understood, next time I will see if I could write it down, but keep in mind the song timadheer is not complete one, it is more than 8 minutes! heestan gabadh buu aad u ammaanayaa, meel kastoo jidhkeeda ka mida sida timaheeda wajigeeda dhabarkeeda, dabeecadeeda asluubteeda akhlaaqdeeda, everything, wax uu kaa tagey ma jiraan. here is another one of Giriig's song: Quursada Haweenkoo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 4, 2005 WEYNOW HA INNA KALA WADIN Heestan waxaa si darandoorri ah u wada qaadi jiray fannaanadda weyn ee Hibo Maxamed iyo Cabdinaasir Macallim Saciid waxayna ku jirtay riwaayadii la oran jiray "Hablayahow hadmaad guursan doontaan" ee qiyaastii ku beegneyd 1975-76kii. Miraha waxaa sameeyay abwaan Maxamuud Tukaale. Laxankana waxaa wada sameeyay Hibo iyo Cabdinaasir. Muusikadana waxaa u sameeyay Muusikiistihii (Mayeestro) Cali Rooble Subagle. Wadnaha iyo waaxyahayga, Kii waraabinaayay dhiigow Waa waanta sharaftayda Midka iigu wacnaadee Waajibka iigu yeeshow! Ifka waxa ku nool wiil Kaan ka weheshanaayow! Weynow ha ina kala wadinee Waqood laba is jeceloo Liibaan ku waartoo! Aan is waayin innaga yeel; Wacadkii Ilaahiyo, Wada dhalashadeennii Weligey is maan oran Cidbaa kuula siman weli Ka warheysid adiguba Nafta inaan wadaagnoo Aan kuu werwerayee Hanweynida aan kuu qabo Waa dambaad ogaaniye! Weynow ha ina kala wadinee Waaqood laba isjeceloo Liibaan ku waarto! Aan is waayin inaga yeel; Waayo jacaylbaan, La walbahaaree Kii aan dartii u waashow! Weehweehhashada caashaqa Kaan wayda u hayee Marna ii walaalow! Wadka hadduu iga celin kari Kaan ka waabaneynow! Weynow ha inna kala wadinee Waaqood laba is jeceloo Liibaan ku waartoo Aan is waayin inga yeel; Ha welwelin anoo nool, Wardiyay dhib baad mudan Waqtibaad isciil badi Qayrkaa waad ka liidane Waa adiga waxaan helayo Waxaan haabanayaba Ruuxa aan u hurayee Waxaan anigu jecelahay Ladan wadajirkeenee Weynow ha inna kala wadinee Waaqood laba is jeceloo Liibaan ku waartoo Aan is waayin innga yeel. One of the best,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 4, 2005 such a beautiful lyrics, thanks Wiilo. I really enjoyed reading it. Nuune, thanks for the other song. I am still waiting the lyrics, just try. My somali in listening classic somali music is not that good, but i can see the direction of their meaning once i read. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 5, 2005 sxb here is the lyrics of Timadheer song, I have listened to it about two times, that is why I wrote the lyrics down, you will sure like it like I do, this song is WAAAAAAAW Timadheer been laguma dhaartee x2 dhan loo dayaba gabaryahay x2 jaceel iga dhab weeye x2 timahaaga dheeree x2 dhabarkaaga joogee x2 ilaahay dhameeyay x2 ilkahaaga dhuuxaa x2 dibnahaaga dhuxushaa x2 dhakafaar dhakafaar x2 dhakafaar ka qaadey x2 waxa aad u dhigantaa x2 dhibicdiyo cadceedoo x2 isku soo dhawaadoo x2 dhaqan kaama luminoo x2 dhismahaa ma liicinee x2 waqti kuma dharbaaxinee x2 sidii aad u dhalatay x2 dheehii wali leeyahay x2 wali dhabanadaaduna x2 anna waxa ii dhaawacey x2 dhaayaha u roonee x2 dhoola dhoola dhoola x2 dhoola ka qosolkaagee x2 waxa aad u dhigantaa x2 dhibicdiyo cadceedoo x2 isku soo dhawaadee x2 sidii dhoolkii gu' oo kale x2 ama dhicirta hawdee x2 mid sare u taalaa x2 qurux loo dhameeyee x2 badankaagu waa ubax x2 aan la kala dhantaalinee x2 anna labada dhinacbaan x2 kaa dhuganayaayee x2 kuma dhaafi kuma dhaafi kuma dhaafi karaayee qurux loo dhameeyee badankaagu waa ubax aan la kala dhantaalinee anna labada dhinacbaan x2 kaa dhuganayaayee x2 kuma dhaafi kuma dhaafi kuma dhaafi karaayee waxa aad u dhigantaa x3 dhibicdiyo cadceedoo x3 isku soo dhawaadee x3 here are most of Giriig's songs that I have seen: timadheer hoheey dumarkoo suleekha wacad boodhari sidiisa hido maahee soomar soomar quursada haweenkoo Quote Share this post Link to post Share on other sites
dawoco Posted February 7, 2005 Here is an article i found online abt the origins of sugaanta, the language used is very difficult but the tale is intresting. here are two segments... ------ Marka laga hadlayo sugaan wuxuu yeelanayaa macno labo ah kaas oo ku tusinaya in sugaantu aysan ahayn oo qura murti,maanso,hees,gabay iyo geeraar midkoodna,soomaalidii hore waxay ahaan jirtay bulsho reer guuraa ah oo xoolo dhaqataa waxay noloshoodu ku ekayd kaynta ama miyi ku nool,hadaba marka meel laga guurahayo waxaa la diri jiray sahan baad iyo biyo doon ah si xooluhu nabaad u helaan,ninka ku socdaalay dhulka ee soo sahansha marka uu soo helo meel geediga reeraha lagu furi karo oo barwaaqo ah ayuu oran jiray waxaan helay meel suugaan leh taasi waxay ku tusaysaa in suugaanta looyaqaanay meel doog iyo cagaar badan oo barwaaqo leh, ---------- Xukuumadihii ka hirgalay gayiga soomaalida gumaysiga ka dib ayaa waxaa ugu dardar cuslaa xukuumadii Mohamed siyaad bare allaha unaxariistee waxaana lasameeyay suugaan badan oo kacaan ahayd iyo kuwa dadka lagu dhiiran galin jiray haday noqoto waqtiyadii dagaalkii 1977 dii dhexmaray labad dowladood ee jaarka ah ee ethopia iyo somaaliya iyo jamhadihii dhaqdhaqaaqa ka waday soomaali galbeed,suugaanta ayaa noqonaysa mid la isku wareemo waxaadna ogtahiin waayadii waxaa soo batay ruwaayado lidi ku ahaa xukuumadii siyaad bare,waxaa bilowday silsilad deeleey la yiraahdo oo iyana loogu baadi wacanahayay hab beeleed,jamhadihii mucaaradka ku noqday iyaga waxaa loo sameeyay heesihii loogu yeeri jiray dabo dhilifka,dhanka mucaaradkuna kama marayn hal abuurku,oo markii ugu danbaysay siyaad bare ee uu salka ka sii qaadahayay kursigii talada dalka waxaa la sameeyay riwaayadii ay ku jirtay heesta caanka noqotay ee laankaruuser gado oo ay ku luqaysay fanaanada caanka ah ee saado cali warsame,waxaa kaloo jiray saadaal laga bixiyay in dalka ku soo socdaan mahiigaan colaadeed riwaayad la oran jiray ’’ha israacdo diidye ha is raamsatee daa’’ For the full article press here I love the saado cali song mentioned, it has such deep meaning. Do any of you have the lyrics? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 7, 2005 Dawaco thanks for the article..... Can anayone post any WADANI songs please Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 7, 2005 Wiilo, u still looking for songs of WADANI lyrics, actually I haven't came across a good wadani songs online that I can write down its lyrics, there is a lot of good wadani songs in old Somali Videos dating back as far as 1960s and so on, so watch out and find those kind of videos, I used to have one video of 1964 which has lots of wadani songs I will say about 24 wadani songs dat video has, but I lost the video lol, markaan xasuusto videowgaas suu iiga dhumey waan xanaaqaa :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 8, 2005 Nuune, thanks for the work. Here is a link of WADANI SONGS Quote Share this post Link to post Share on other sites