Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Wadajir oo soo dhoweeyey qodobada shirkii Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo dhoweeyey qodobada ka soo baxay shirkii maaamul goboleedyada ee ka dhacay Dhuusamareeb.

War qoraal ah oo ka soo baxay xisbiga Wadajir ayaa waxaa lagu sheegay in dhammaan saamileyda siyaasadeed ay ka mideysan yihiin halista ay leedahay  muddo kororsiga iyo in mugdi la galiyo marxaladda kala guurka ah ee uu haatan ku jiro dalka.

Halkan hoose ka aqriso:

108811091_2747473402019088_4777256113524957448_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this