Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Qaranka Iyo Guddoonka Golaha Shacabka Oo Kulan Xasaasi Ah Muqdisho Ku Yeeshay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha madasha xisbiyada ahna madaxweynihii ee dalka Shariif Sheekh Axmed, iyo guddoomiyaha xisbiga UPD, xubinna ka ah madasha madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Muqdisho kula qaatay guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarmaanka iyo ku-xigeenkiisa koowaad.

Halkan Ka Daawo Kulankii  Guddoonka Golaha Shacabka Iyo Madaxda Madasha

Halkan Ka Aqriso Xogta Kulankii Madaxda Madasha Iyo Guddoonka Golaha Shacabka

Akhriso : Maxay Kawada Hadleen Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran iyo Guddoonka Golaha Shacabka?

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this