Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuqaal:-Madaxweyne Qoorqoor Oo Qabanaya Shir Uu Ku Guuldareystay Farmaajo Mudo Labo Sano Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug  Axmed Kaariye Qoorqoor oo haatan xafiiska jooga wax kayar 5 bilood ayaa qabanaya shir ay ka soo qeyb galayaan dhammaan madaxda dowlad goboleedyada, iyada oo looga arrinsanayo geedi-u-socodka Soomaaliya oo dhinacyo badan leh.

Halkan Ka Daawo Qoorqoor Oo Qabanaya Shir Uu Ku Guuldareystay Farmaajo Labo Sano

Halkan Ka Aqriso Qoorqoor oo Qabanaya Shir Uu Ku Guuldareystay Farmaajo Labo Sano

Qoorqoor oo Qabanaya Shir uu Ku Guuldareystay Farmaajo Labo Sano

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this