Geel_jire Posted June 15, 2010 abtiyawo ma taqaanaa ninka ka sheekeeya arimaha u qarsoon iyo waxa isaga iyo haweenaydiisa dhex mara waxa la yidhaa. dayuus baa la yidhaa, nabiga ayaa nacladay ! very entertaining but dayuusnimo nonethless. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 15, 2010 A&T, Maadeey sol halaga qabto yaaqee!!! ama odayaashaan labo labo gabdhood aan ku darno si ee u dagaan.. labo gabdhood oo Burindi ah wili... Afrikaantaas kale aa galino nimankaan....Saqajamo majirin aan sadexdaan waayeelo ka aheen.... Geeljire nin yahoo sheeko lee laga sheekeye ee reer baadinimada adigana nagala tag bax geel jire yahoo timaha kubaxay.... A&T..lool alaab waalan lee adiga soo qor saa iskaga joogtid... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 15, 2010 four wives? waxa intaas oo qof u guursatay aa suaal ah...haka saarto! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 16, 2010 I agree with A&T here ................ i mean in the first sentence who wants nagging when it is easy to have just fun ,,, ? ,, lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted June 16, 2010 Waxaad isku raacdeen in ay tumasho gur ka fiican tahay? Qashin.com Illahayow Imaanka hana qaadin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 16, 2010 ^^^ loool odayaashaan hala yaabin Blessed..Iyaga dhan waa loo guurshay oo jaceel wiligood ma baran lool... dumarka dhan waxee u arkaan geel laraacayo ama alaab la gatay... Laakiin naag waxaa la dhahay hadee kibir badantahay, wax ee la kibir badan tahay bee qabtaa... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 16, 2010 Gabaygii muxuu ahaa: Anigiyo toban aan ku jiraa tumasho soo qaadnay ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 16, 2010 Originally posted by chocolate & honey: Miskiin, they bothered him so much that he couldnt even get it up? Thats the moral of the story. You cannot be further from the gist of the story. Ku noqo. It is not about booth, or nagging or virility. It is about one man's utter confusion about what constintutes marriage and what constitutes fun. It is about his apprent failure to bring fun to his marriage because of old dogmatic thinking. He starts by saying "Girl friends are for fun, wives are for serious matters". He vows never to say 'I love you' to his wife and he thinks it should be obvious from his actions. And finally, he fails to understand why his marriges end up breaking. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 16, 2010 The moral of the story is very clear ..... whoever is "pretending" he/she did not get it is a big time liar or dumb ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khayr Posted June 16, 2010 Yeah the moral is - don't be such a stubborn person. Treat and talk to them like you would to kids! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 17, 2010 Originally posted by Khayr: Yeah the moral is - don't be such a stubborn person. Treat and talk to them like you would to kids! Ma xitaa markay ciyaalka yeeshaan ayaa sida ciyaalka loola hadlaa? Anigaa ku war celin saaxiibkeey ee wixii talo ah soo dhiiba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Serenity- Posted June 17, 2010 Saxiibkaa waxaad ku tidhaahda, grow up and take responsibility, dhaandhaanyahow! I treat my kids well, but not my wives hadal lala soo shir tago maahee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 17, 2010 it is all fiction, all exist in A & T madax guguban. khlaas blessed, odayaashan isku jiibin iyo niyad isku dhis bey katahay, they lucky inla guursaday to begin with. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Complicated Posted June 17, 2010 ^^ In la guursaday or inay wax guursadeen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 17, 2010 lately the term la guursaday is very much effective and applicable to many (not all, just many) Quote Share this post Link to post Share on other sites