Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Hore “Cabaqado Waaweyn Ay Haysta Guddiga Doorashooyinka Qaranka ”

Recommended Posts

Deeq A.   
Muuse Sheekh Cumar oo horey u soo noqday xildhiban ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya kuna nool dalka Canada ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka ay haystan caqabadooyin waa weyn islmarkaana aysan suura gal ahayn in xilligaan ay dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah waxa uuna dowladda saamileyda siyasadda ugu baaqay in xal laga garo xaaladda kala guurka ah dalkana ay ka dhacdo doorasho nabdoon.
Halkan Ka Daawo Waraysi Skyp-ka Uu Xildhibaan Muuse Siiyay Goobjoog News 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this