MZanzi Posted April 22, 2008 Cagti Joogsan weyso marbeey Ceeb lakulanta jaceel baro qof walba aya macasha ku dhagan tahay ka sheeke he hade midan maanta lagugu dhigay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 22, 2008 Originally posted by me: Ma xaaskaagaa kuu sheegtay taas? Maya, xaaskaagaa ii sheegtay xalay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted April 22, 2008 ciyaarta bareejo waaaye marka hala kala gambisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted April 22, 2008 Bareejo maaha.....gowdaa laga saaray....laakiin xaaskiisa xushmeena caydana waan ka daynayaa iyada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted April 22, 2008 Waaryaarahee Ceeb waaxay meesha waxaad keenteen! Ma Hablihi haboonaa ee marwooyinka ahaa ayay gaartay sheekadu... DisGustiN This thread smells like a woman section's thread, one member suggested earlier that it should be moved to that section. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 22, 2008 Waar niyow meeshani maanta kulayl baa la fadhiyi l'ahay ,,,, cadceedduna waxaad moodaa inay intii hore ka soo dhowaatay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted April 22, 2008 War naartii baad joogtaa dee. Ma aakhiraad jana ka gali lahayd? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 22, 2008 Waabatii la yidhi Jahannamaa neefsata e ,,,, waxani kulayl ka badan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted April 22, 2008 Ma baraf baa lagaa sameeyay.....naga daa dee bahasha....anana cadceed baan sanadkoo dhan sugnaa. Roob habaaran baa na waalay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 22, 2008 anaguna roob baanu sugnaa ,, cadceed qaraxaa na waashay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baluug Posted April 22, 2008 Originally posted by me: I just can't get the hang of this trolling thingy....dhowr jeer baan isku dayay. It's easy, just type in whatever comes to your mind, the first clean thing, that is.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted April 22, 2008 Is NGONGE back in blighty? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted April 22, 2008 ^^ I want to move here: Quote Share this post Link to post Share on other sites