Sign in to follow this  
-Serenity-

Troll Corner

Recommended Posts

^^AT & T saan u nacayba warkiisa ma hayn :D . Hadduuse London yimid Paragon-ow awoowe xil baa ka saaran ee soo dhawee.

 

NG, Hargeysa tegey baa la yiri ee maxaa ka jira? SL ngonge ka maarmi weydey :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lol. War ninku nin la nici kara ma ahan, adeer. Balse hadduu caawa London gees ka joogo Wallee waa sidaad sheegtay oo xil baa iga saaran sidii lagu marti qaadi lahaa. Aniguse waxay ila tahay inuu London kale joogo. Hadduuse halkan ila joogo oo uusan na soo wargelin, xal baaba isuguba saaran. :D

 

War Ngonge, wuxuu in badan 'sujuunimo' qaraaba kiilka iyo qaraankuba kaga gabbadaba maanta waa nin la hayo. Talow ma reerkaa tira koob isu sameeyey oo soo ogaadey in Ngonge overdue qaaraan lagu leeyahay? Illeen ninku aamusyee ma interview or review ayaa lagu sameynayaa? :D Wixi jira Allaa og balse hadduu illaa hadda waan nabad tagey oo oran waayey arrinku ma sahlana, sxb. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ :D:D @ overdue qaaraan

 

Odagu waa raggeedii. Waxayse ugu darantahay maalintuu Burco tago oo afku meelahan kusoo qori jirey uu la shirtago

 

AT &T shidda naga haysatta awoowe,siduu gobonimo doon u yahay baad waxaad arkaysaa asagoo Ya Gazetangnaw Mastawasha ka sheekeynayya :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lol. Tanna waan aqaan ayeey ka tahay adeer.

 

Lol@afkuu meelahan ku soo qori jirey. It wasn't that bad, was it? Either way ninku waa caqli miiran and would adapt to the new evironment of Burco quite easily. That's because reer Burco wey soo dhoweyn badan yihiin. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Hello folks!

 

Can I say am now truly a Somali!, I finally had drunk some camel milk and eat its meat,Yummmy! iga dhe.Spent few days in badiya,where I had the chance to herd these majestic creatures,alla! Somalida uu egaa wuxuu.. :Dicon_razz.gificon_razz.gif Kibirka!!

 

Haye, igarta ya all good?

Share this post


Link to post
Share on other sites

WOW WOW Malika ,,,,,,,,,,, Now i will be your personal bodyguard from anyone who wants to faan faan you about Somali.....

 

 

Welcome back ,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^ smile.gif ,Thank You Jac. Yeah back to the land of the privileged[depressed people]..Lol

 

Che,indeed it was a memorable experience,Africa tends to always re awakes me from the slumber of being over privileged. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this