Faarax-Brawn Posted January 9, 2009 Lily,Young chaps? Young is a relative word eedo. Americanka,would be like, so and so is young,he is only 60. Somalis,on the other hand,would be, Ninku waa oday, he is 40! Hello? Jaadna ilkaha kama rido dadka. Its poor grooming hadaba. Ps.Gabdho(fahmo,DD,Malika,CL),xageed kasoo foofteen? L0L. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 9, 2009 Malika, waa runtaa waa la dhanyahay, after u posted that song, aniga dhan maanta qalbiga ma joogo, mirqanakii aduunka ayaan ku jiraa, waa la i sitaa hello MDD, soo dhacyeey(when baabuurta jaadka ay imaadaan) Lily, lool, Inshaa Allaah year kheyr badan Ilaah hanooga dhigo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted January 9, 2009 War dejiya, waar dajiya waxa wata nuune. Hees jaceyl waxa uu i saameeyaa marka meel ii cadahay FB Foofteen or foocdeen? kee waaye? Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Lily- Posted January 9, 2009 LOL Nuune, I had an image of you being dragged by the collar, Somali is an infinitely funny language walle. Hey Che , just work your contracted hours, time is precious. FB, it’s the coke , high sugar tea and the general habit of cow-like behavior, excuse me, Jaad, that ruin one’s teeth. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted January 9, 2009 I had the strangest dreamlast night. Someone was offering me fresh majin. I have issues malaha. Hello Che maryooley goes for men? mise waa macawiislayaal? Lily You havent finished work yet? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 9, 2009 MDD looooooool@majin, you gota try one time, balaaya waa laga wardoonaa, aniguba bari baan ka wardooney mirqaanka aduunka, and chewed the most strongest jaad of all, called dabamusbaar, there was another type called dhajjis which I tried as well mixed both, indhihii baa caag i noqdey but didnt noticed waxaa ii daarnaa dadka ha iska weyneyn inaa kalii wax garad tahay ha iska dhigin walaalee, badaan dul sabeenayey, one time off bey aheyd Lily, ehehehe dragged, waxaan soo xasuustey sheeko aheyd nin bari intuu qaad ka soo dhargey, jaadkii baa ka go'ey oo bar go' ayuu noqdey, waa mugdi dhulka, suuquu soo aadey, mirqaankii aduunka waaye, yaanyuuro or mukulaalo ayaa ka hor yimid, wuxuu u maleeyey naagihii jaadka iibinaayay, yaanyuurihii buu ku yiri abaayo macaan jaadkii baa iga go'ayee i deymi barri baan lacagta kuu keeni marqaan daraadiis waaye waxaas ka warran hee, habeenkii dhanaa yaanyuurahaas uu ersanaayay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 9, 2009 ^Hello DD..My apologies, Lily distracted me. Men are the only Maryooley. Lily..That's everyone is doing even there is load of work, but there is serious if things don't improve we will be looking at hard. My old company already laid off 2.300 people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted January 9, 2009 Maalin wanaagsan trollers reer hargisa know how to sell the stuff. waxaan aad u xasuustaa: "kan dhakada weyn-low !... ma kun baad wayday ! ....... hadaad waydayna ma kaartaad wayday" that is what i call marketing .. lacagta jaadka hadaad waydo wax soo xad Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 9, 2009 "kan dhakada weyn-low !... ma kun baad wayday ! ....... hadaad waydayna ma kaartaad wayday" I love that Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Lily- Posted January 9, 2009 Che,that sounds bad but laying off ppl and then expecting others to do their work is unacceptable. DD, I’m here till 5 30, and that’s only because I worked through lunch. Morning GJ Nuune you and your stories . Where is Ngonge? I’m sure he is here till 5. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted January 9, 2009 ^ Maalin wanaagsan Lily @ nuune marka la yidhaado kan dhakada wayn-low dib baad u soo fiirin lahayd .. thinking they were talking to you .. and the BAM ! you are hooked. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted January 9, 2009 Faheema Wow, so nice to see you, do you have connection now?? Wlc back to earth LOL Hey lily, I need chocolate, Ms DD are you and Bilkiss up for some chocolate drink race late?? Hi to everyone else Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 9, 2009 Ibti, oo Faheema ma khadkaa ka go'ey geeljire lool@waad soo fiirin laheed, sure, ther eis this crazy market in hargeisa in around STC area, jaadka markuu soo dhaco waa adiga iyo Rabbigaa, waa lagu jiiri wadada ma mari kartid, Laters everyone, finished work, all enjoy your weekend Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted January 9, 2009 I almost got run over in that area by baabur jaad. Hi ibti .. ma rayda ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 9, 2009 Ibti-Jakoleet maku marqaantaa. Lily...Hopefully things are better on your end of the pond. Geel-jire..Widaayow warka soo dee. Quote Share this post Link to post Share on other sites