Sign in to follow this  
-Serenity-

Troll Corner

Recommended Posts

N.O.R.F   

Haye, how is everyone?

 

Had busy weekend with visitors but all is good.

 

Reer UK are probably still sleeping even though its 11am over there :rolleyes: Alot of Shisha hangovers i think :D

 

NO MORE SMOKING IN PUBLIC PLACES :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

SUUUUSSSSSSSSSSSSSS ,,, Dadka way hurdaane ha toosin belo kula qaylo waynaataye ,, :D

 

 

Shiisha mirqaan bay qaar la hurdaane ,,,, qaarna siday dance u ciyaarayeen muruqyada lugahaa kala go'ay ,,, qaarna siday shopping ugu wareegayeen buu wadnuhu gariiray ,, qaarna ........... ku dar

 

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Maalin dhowayd baa inan Soomaaliya ka yimi oo Cuntadii wadankan u dhadhami waydey baan kaxeeyey,oo geeyey maqaaxi indoora noo jirta, oo Soomaali leedahay, Hilib geelna lagu karsho, sidii ugu murqaamay weli waa xusuusta, Kaaley Soomaaliya, they dont know about cholestrol, Maxuu kurus isla dhacay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooool ,,, there is no chlestrol in hilib geela niyow ,,,, kuruska hadda ma cuno but isaga ayaan ka jeclaan jiray hilibka few years ago :D

 

 

Imikaabad iga marqaamisay niyow ,,,,,,, maqaaxiyihiina hilib geelii waa laga dhamaystay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^^Cholestrol,isnt a term we Somali are familiar with, the more fat on the meat the more delicious it tastes..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^Waa runtaa Muniro, waxayba ku leeyihiin Hilib geelku ma leh,lol :D

 

 

Mida Kale , How are you doing? Xagee ka dhacday? Weli ma iscilaminaysaa? Miyaadan aqal gelin? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this