Sign in to follow this  
Jacaylbaro

THE COLORS OF THE FLOWERS AND THEIR MEANINGS

Recommended Posts

Hunguri   

loooooooool @ Dibanahaaga xidho. Waar saaxiib armaad kaga dhigtaa. Halkii Riwaayadii "Xishood iyo Jacayl". Oo aad igu noqotaa Abdillaahi Sooraan. Aniguna Mohamad Aadan Dacar booskiisii ku dhacaa qoftuna ay halkii Harawo gashaa. LoooL, bal niyohow waxaan xoolo iyo aduun hayoba waa kuu dhiibiye. Ha cunin uun naagtana ha iga kaxysan :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

looooool@Mirqaan. War nimayohow "Biyabiyaysi" wax lagu mirqaamo maahee dacaayada iga daaya. Ileen raggu anigaaba layga madadaalanayey maanta dhan!

 

Hunguri, walle hadaad booskii dacar ku jirtid jab baa kuu dhiman. Anigu meeshi Kuluc baan fadhiyaayo, taydaa taada ka weyn ee jaariyadan yaa ku yiraahda "indha soo ma jeedshaan qalbi kaa janjeeree" meesha ka dhaqaaq.

 

Hunduriyow, Naagna heli meyside iimaanka dhagax gasho!

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooooooooooooool@dhagax gasho ,,,, :D:D

 

 

Waar niyow waa runtaaye siduu u socdaan arkaayoo malaa naagna heli maayo kaniye ,,, balse anigaa caawin doona inta karaankay ah ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

looooooooooool@ Dhagax Gasho. Waaryaahee JB, saaxiib ma aragtaa waxbaa i haystee. Waar bal niyohow gurmad iisoo fidi:). Laba Xiniiyood saaxiib adiguna Xiniiyaha maro ku xidho looooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this