Kool_Kat Posted March 17, 2008 Originally posted by Nephthys: ^ . Ciao KK, waa salaaman tahay saaxiib. Labadaan beri caaac-daada ma maqale, xaggee jirtay? LOL@caac-daada...Saa ii baratay aaba idishay... Cadeey, waa joogay lee...Dad badan oo hawada iga bartay aan u qabanaayay labadaan bari... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 17, 2008 Kuusha, haye, dadka sida loogu qabto waa taqaanaayee? Waa yaabtay miyaa? Isqor qorka igu daran. MMA booskiis waaka buuxaa yaa dhaho, oo boos ma ugu banaano la isku qor qoro. Newbies la isku dhajinaaye maa ku filnaan weysay taloow? Mise social skills u gooye oo meel laga bilaabo la weysanyahay. Ma'ogi, koley meelaa laga gubanooyaa, taloow dadkii kaas baxsaday baxarka giliye maa laga mid ahaa maadaama sida loo xasuusto ninka, xafiiskiis iyo buildinga uu ku yaalayba la yaabanahayee? Ee ani baxar ma gilin dadka, xaa la iga rabaa. Ninkii giliye ee u qorteen bogus tax returns Soomaaliya ku baashaalooyaa, not me. Revenue Kanada aniga ma i daba socoto, allaheey ka alla. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted March 17, 2008 ^ L0L . Saa u taqaanid lee. Mr. "awowgay ayaan ka maqlay...saaxiibkay ayaa ii sheegay...adeerkay ayaa i dhahay...iyo anoo yaraa waxaa jiri jiray." Layzie waa fiiro dheer tahay. Who would've thought? NEphy, eedadey Ferraro adaaba ka fiican, rageedii aa tahay. KK, su'aashaay, nephy aaba ka jawaabte, I guess you don't need an answer from me. LOL@"awowgay ayaan ka maqlay." MMA, if anyone oo meel ka gubanooyo, it must be the topic starter. whoops, thats also you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 17, 2008 ^Let the camiraad continue...For sure, someone outta enjoy the attention of the stalker (if you know what I mean)...Ani mugoo maku jiri, adilee waaye... MMA, adi bas hee...Must you bring up Revenue Canada's name...Dad badan baa x-a-a-r kii kudhagay, ha xasuusin... Quote Share this post Link to post Share on other sites