Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

The accountant who ran away

Recommended Posts

Kool_Kat   

Originally posted by Nephthys:

^
:D
.

 

Ciao
KK, waa salaaman tahay saaxiib. Labadaan beri caaac-daada
:D
ma maqale, xaggee jirtay?

LOL@caac-daada...Saa ii baratay aaba idishay...

Cadeey, waa joogay lee...Dad badan oo hawada iga bartay ;) aan u qabanaayay labadaan bari... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kuusha, haye, dadka sida loogu qabto waa taqaanaayee? Waa yaabtay miyaa?

 

Isqor qorka igu daran. MMA booskiis waaka buuxaa yaa dhaho, oo boos ma ugu banaano la isku qor qoro. Newbies la isku dhajinaaye maa ku filnaan weysay taloow? :D Mise social skills u gooye oo meel laga bilaabo la weysanyahay.

 

Ma'ogi, koley meelaa laga gubanooyaa, taloow dadkii kaas baxsaday baxarka giliye maa laga mid ahaa maadaama sida loo xasuusto ninka, xafiiskiis iyo buildinga uu ku yaalayba la yaabanahayee? Ee ani baxar ma gilin dadka, xaa la iga rabaa. Ninkii giliye ee u qorteen bogus tax returns Soomaaliya ku baashaalooyaa, not me. Revenue Kanada aniga ma i daba socoto, allaheey ka alla. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ L0L . Saa u taqaanid lee. Mr. "awowgay ayaan ka maqlay...saaxiibkay ayaa ii sheegay...adeerkay ayaa i dhahay...iyo anoo yaraa waxaa jiri jiray."

 

Layzie waa fiiro dheer tahay. Who would've thought?

NEphy, eedadey Ferraro adaaba ka fiican, rageedii aa tahay.

 

KK, su'aashaay, nephy aaba ka jawaabte, I guess you don't need an answer from me.

 

LOL@"awowgay ayaan ka maqlay."

 

MMA, if anyone oo meel ka gubanooyo, it must be the topic starter. whoops, thats also you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Let the camiraad continue...For sure, someone outta enjoy the attention of the stalker (if you know what I mean)...Ani mugoo maku jiri, adilee waaye... ;)

 

MMA, adi bas hee...Must you bring up Revenue Canada's name...Dad badan baa x-a-a-r kii kudhagay, ha xasuusin... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this