Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Khayre Oo Booqday Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka Qatar

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed oo magaalada Dooxa booqasho ku jooga ayaa maanta booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar.

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa safaaradda ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee Qatar, waxaana ay uga warbixiyeen howlaha ay bulshada u qabtaan.

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Dalka iyo xubnaha la socda ayaa booqasho u jooga dalka Qatar.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

106453568_2732081040356346_3376561396042468816_o-1 Kheyre 75462390_2732081030356347_7359286818296819807_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this