Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u dhoofay Dalka Turkiga

Recommended Posts

Deeq A.   
Karaash.png?w=1000&ssl=1Sawirka waa saaka

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa saaka oo Khamiis ah Safar ugu baxay Magaalada Ankara ee Caasimadda Waddanka Turkiga.

Madaxweyne ku xigeenka waxaa Garoonka Diyaaradaha Garoowe ku sii saagootiyay qaar kamid ah Mas’uuliyiinta Golayaasha Dowladda, saraakiil ka socotay Madaxtooyada iyo xubno ka tirsan Xafiiskiisa.

Ilo’ ka tirsan Madaxtooyada Puntland ayaa xaqiijiyay in Safarka Madaxweyne ku xigeenku la xiriiro checking Caafimaad oo caadiya, kaas oo uu mararka qaar ku tego dalka dibaddiisa.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u dhoofay Dalka Turkiga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this