Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasiga Caanka Ah Qoomiyadda Oromada Jawaar Maxamed Oo La Xidhay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis ababa)-Jawaar Maxamed oo ah siyaasi caan ka ah dalka Itoobiya gaar ahaan Qoomiyadda Oromada ayaa xabsiga loo taxaabey.

Jawaar waa siyaasi hormuud ka ahaa kacdoonkii Oromada, isagoo ah aas-aasaha shabakadda warbaahinta Oromada ee OMN.

Sababta xadhigiisu illaa hadda ma cadda, hase ahaatee waxaa dalkaasi ka taagan xiisad ka dhalatay dilka Fanaan saameyn ku lahaa Oromada.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this