Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe oo La Siiyey 90 Cisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha wakiilada dowlad goboleedka jubbaland ayaa maanta u codeeyey codsi ka yimid madaxweyne Axmed Madoobe  uu ku dalbaday in mudoo loo kordhiyo si uu u soo dhiso golihiisa wasiirrada.

Golaha ayaa ayaa dood dheer ka dib codsigii ka soo gaaray madaxweynaha ugu codeeyey cod gacantaag ah in la siiyo mudoo  90, cisho ah.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa 22 bishii  August 22, 2019 waxaa loo doortay madaxweynaha Jubbaland, waxaana ilaa iyo mudadaas laga sugaayey inuu soo magacaabo golaha wasiirrada Jubbland.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this