Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Isku Shaandhayn Samaynaya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa samaynaya isku shaandhayn heer wasiirro ah sida ay tilmaameen xogo ay heshay mareegta Somaliland Chronicle.

Xogaha ayaa tilmaamay in isku shaandhaynta oo degdeg u soo bixi doonta madaxweyne Biixi birta la dhex qaadi doono Golihiisa Wasiirrada islamarkaana wasiirro door ah meesha ka saari doono.

Madaxweyne Biixi ayaa shalay sameeyay isku shaandhayn xil ka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ah oo heer badhasaabadda gobollada ah halka uu sida oo kale magacaabay safiirrada Turkiga iyo Taiwan Cabdirisaaq Gees iyo Maxamed Xaaji.

9ee5204a-8b64-4f0b-8bf4-1051eac12d35

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this