Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiillada Oo Sheegay Kalsoonidii Kala Noqdeen Faysal Cali Waraabe Iyo Dacwad Ay Dalbadeen In Lagu Soo Oogo

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddida joogta ah ee golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in golaha Wakiillada Somaliland ay Kalsoonidii iyo wadashaqayntii kala noqdeen guddoomiyaha xisbiga UCID.

Gudigu Waxay ka dalbadeen xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland inuu kusoo oogo eedaymo salka ku haya Kicin dadweyne oo ay sheegeen inuu ka dhalan karo xadhig u dhexeeya 6 Bilood ilaa 5 sano oo uu wajihi karo Gudoomiyaha xisbiga UCID.

Akhriso go’aanka Golaha wakiillada Somaliland ay ka soo saareen Faysal Cali Waraabe.

FB_IMG_1593508850299-1.jpg FB_IMG_1593508852834-1.jpg FB_IMG_1593508855671-1.jpg FB_IMG_1593508858311-1.jpg FB_IMG_1593508864012-1.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this