Deeq A. Posted June 29, 2020 Soomaaliya ayaa muddo dheer kadib xil sare ka qabatay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa loo doortay Madaxweyne Ku xigeenka Golaha Qaramada Midoobay, gaar ahaan fadhi-xileedka 75-aad ee 2020/2021. Amb @AbukarOsman1 has been elected as the VP of the #UNGA 75th Session (2020/21) has proudly served in this capacity the following times: 1963-64: HE Dr. Hassan N. Elmi 1979-1980: HE Abdirizak H. Hussien/HE Ahmed M. Aden”Qaybe”1986-87: HE Abdullahi S. Osman pic.twitter.com/jZ2nLng2ML— Embassy of Somalia-USA (@SomaliainUSA) June 29, 2020 Soomaaliya ayaa 33 sano kadib markii ugu horeysay dib u heshay kursigan oo ay markii saddexaad qabato.Horaantii bishan ayaa Volkan Bozkır oo u dhashay dalka Turkiga loo doortay Madaxweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. PUNTLAND POST The post Soomaaliya oo xil sare ka qabatay Qaramada Midoobay appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites