Sign in to follow this  
Deeq A.

Danjire Abuukar Baalle oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka golaha guud ee Qaramada Midooba

Recommended Posts

Deeq A.   

Isniin, Juun 29, 2020 (HOL) - Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abukar Osman Baalle ayaa maanta loo doortay guddoomiye ku xigeenka golaha guud ee kal-fadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this