Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Amartay In Receivera-da Laga Saaro Telefishannada STAR Iyo Universal, Ganacsatada Ugu Baaqay In Ay Kala Noqdaan Xayeysiisyadii Ay Hore U Siin Jireen

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa amar ku bixisay in Receivera-da laga saaro telefishannada STAR iyo Universal, sidoo kale ganacsatada Somaliland ayaa loogu baaqay in ay kala noqdaan xayeysiisyadii ay horey u siin jireen labadan telefishan.

FB_IMG_1593426915689.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this