gooni

Nuclear Options.

Recommended Posts

The Puntland Hawks want to swoop down hard on the 4.5 laangaab wheelers and dealers holding Somalia’s political process hostage.

I wonder if Mudane Deni will give them the leeway they deserve?
 
Gooni, Saaxiib, sidaad tidhi, Puntland waa hooyo...laakiin mar marka qaarkood hooyooyinku furka ayee tuuran karaan ee bal waxaad malmaluuqeysaan si fiican uga fiirsada!

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

As I said before waxay wadaa waa Ku qabso Ku qadi meysid laakin taasi waa la isku wada fahmay. Puntland maanta siyaasad ahaan waa insignificant politically, financially, military ahaan muusa biixi ayaa ceebeyey.

machinadii lacagta falsada ah sameen jiray wey qaribmeen no more printing.

Share this post

Link to post
Share on other sites
5 minutes ago, cadnaan1 said:

machinadii lacagta falsada ah sameen jiray wey qaribmeen no more printing.

Good you have raised that point. 

Recently I was told by a close friend who came back from Puntland and Mogadishu that what he found interesting was the exchange rate.

He said in Mogadishu the exchange rate was $1 USD = 24,000 - 25000 shillings. In Garowe/Bosaso the Exchange rate was $1 = 40,0000 - 42,000 shillings. 

That is a huge difference. Which makes sense, the money printing hasn't stopped but there is a point when printing becomes a problem itself. 

For comparison, in Hargeisa the Exchange rate is $1 = 8500 SL shillings - came down from 11,000 in 2017-2018.. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
1 hour ago, Suldaanka said:

Most of southern region have completely stopped using shillin somaligii sida gobolka hiiraan oo kale weyba joojiyeen isticmaala lacagtaas because of falsada ka timaadaa boosaaso ayaa dhibtay 

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Tolmoge
Hooyo ayadaa sheegatay anigu uma bixin. 
Waxay ku curatay  siday sheegeen federaal waxay ku xijisay 4.5

Ma'ahayn markay dhalmo daysay inay caruurteeda inkirto.

Siyaasiyiinta puntland intaa ka badan yaysan ceebayn shacabka soo jireenka ah oo qiimaha badan.

Markay sharci iyo dastuur ka hadlayaan waxaa ku matala golaha shacabka xildhibaano kasoo jeeda puntland.

Hadii ay u codeeyaan MAYA kuligood shaqadii loo igmaday way guteen.

Hadii cod looga adkaado waa inay ixtiraamaan sharciga ay la wadaagaan soomaalida kale waana inay u hambalyeeyaan walaalahood.

Laakiin geedka timirka aan hoos fariisano inta UN'ku noo imaanayo talo ma'ahan.

Farmaajo asagaa matala puntland wuuna garanayaa waxa maslaxadda guud ku jirto iska adkaysta inta bad-xiranka lagu jiro.

"Qab" aan daarada guriga dhaafayn macno samayn maayo ogolaada in laydiin taliyo si aad u talisaan.

Siyaasiga puntland waxaad waydiisaa hadii laga gudbo 4.5 ma gobolaan gaar u haystaa baa lagu dooran doonaa oo maanta isbaarada u eg?  mise wax wada yeelasho deeq iyo dadnimo uu qof kastoo soomaali ah ka iibiyo yaa lagu dooran doonaa?

Share this post

Link to post
Share on other sites
3 hours ago, cadnaan1 said:

As I said before waxay wadaa waa Ku qabso Ku qadi meysid laakin taasi waa la isku wada fahmay. Puntland maanta siyaasad ahaan waa insignificant politically, financially, military ahaan muusa biixi ayaa ceebeyey.

machinadii lacagta falsada ah sameen jiray wey qaribmeen no more printing.

Maxaa laguu qabsanaa? As it is now it is the other side a.k.a Beelaha Galgaduud iyo Shabelle Dhexe that seem to want Sadbursi. Somalis agreed on a system however unfair or fair you might perceive and if they were to change, the whole system need to be looked at but running away with one issue through the back dooor is not going to solve anything. If you have grievance about current system then let everyone come to the table and their grievances looked at also. Blaming Reer Puntland on Sadbursi when that is exactly what you want wont cut it my friend.

Share this post

Link to post
Share on other sites
5 minutes ago, gooni said:

Tolmoge
Hooyo ayadaa sheegatay anigu uma bixin. 
Waxay ku curatay  siday sheegeen federaal waxay ku xijisay 4.5

Ma'ahayn markay dhalmo daysay inay caruurteeda inkirto.

Siyaasiyiinta puntland intaa ka badan yaysan ceebayn shacabka soo jireenka ah oo qiimaha badan.

Markay sharci iyo dastuur ka hadlayaan waxaa ku matala golaha shacabka xildhibaano kasoo jeeda puntland.

Hadii ay u codeeyaan MAYA kuligood shaqadii loo igmaday way guteen.

Hadii cod looga adkaado waa inay ixtiraamaan sharciga ay la wadaagaan soomaalida kale waana inay u hambalyeeyaan walaalahood.

Laakiin geedka timirka aan hoos fariisano inta UN'ku noo imaanayo talo ma'ahan.

Farmaajo asagaa matala puntland wuuna garanayaa waxa maslaxadda guud ku jirto iska adkaysta inta bad-xiranka lagu jiro.

"Qab" aan daarada guriga dhaafayn macno samayn maayo ogolaada in laydiin taliyo si aad u talisaan.

Siyaasiga puntland waxaad waydiisaa hadii laga gudbo 4.5 ma gobolaan gaar u haystaa baa lagu dooran doonaa oo maanta isbaarada u eg?  mise wax wada yeelasho deeq iyo dadnimo uu qof kastoo soomaali ah ka iibiyo yaa lagu dooran doonaa?

If the parliament passes a law that is against the constitution, it is null and void. And that is what this bill is. No president or any one else is above the constitution.

Share this post

Link to post
Share on other sites
On 6/29/2020 at 7:31 AM, Suldaanka said:

Like they say empty talk and empty threats will leave you empty handed. :D

Suldaanka,  the nuclear option should by no means be likened to the futile secessionist policy of our erstwhile hapless h@bros in the north.😁

The nuclear option that the hawks in Garowe are advocating to put on the table is simply the act of showing the little puppy residing in Villa Somalia the dexterous fingers that hold the federalism leash that he finds himself straining under.

Share this post

Link to post
Share on other sites
On 6/29/2020 at 11:38 AM, Mastermind said:

If the parliament passes a law that is against the constitution, it is null and void. And that is what this bill is. No president or any one else is above the constitution.

I agree.

It’s foolish to think that Farmaajo and the parliamentarians that work for him, can undermine the very constitution that is the source of the little political power they have without suffering adverse consequences. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
On 6/29/2020 at 11:29 AM, gooni said:

Tolmoge
Hooyo ayadaa sheegatay anigu uma bixin. 
Waxay ku curatay  siday sheegeen federaal waxay ku xijisay 4.5

Ma'ahayn markay dhalmo daysay inay caruurteeda inkirto.

Siyaasiyiinta puntland intaa ka badan yaysan ceebayn shacabka soo jireenka ah oo qiimaha badan.

Markay sharci iyo dastuur ka hadlayaan waxaa ku matala golaha shacabka xildhibaano kasoo jeeda puntland.

Hadii ay u codeeyaan MAYA kuligood shaqadii loo igmaday way guteen.

Hadii cod looga adkaado waa inay ixtiraamaan sharciga ay la wadaagaan soomaalida kale waana inay u hambalyeeyaan walaalahood.

Laakiin geedka timirka aan hoos fariisano inta UN'ku noo imaanayo talo ma'ahan.

Farmaajo asagaa matala puntland wuuna garanayaa waxa maslaxadda guud ku jirto iska adkaysta inta bad-xiranka lagu jiro.

"Qab" aan daarada guriga dhaafayn macno samayn maayo ogolaada in laydiin taliyo si aad u talisaan.

Siyaasiga puntland waxaad waydiisaa hadii laga gudbo 4.5 ma gobolaan gaar u haystaa baa lagu dooran doonaa oo maanta isbaarada u eg?  mise wax wada yeelasho deeq iyo dadnimo uu qof kastoo soomaali ah ka iibiyo yaa lagu dooran doonaa?

War heedhe, anigu kuma af fahmayo.
 
Weligaa boor isku qadhi— Farmaajo laga ma yeeli doono inuu dastuurka dalka jabiyo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
15 minutes ago, Tillamook said:

Suldaanka,  the nuclear option can by no means be likened to the futile secessionist policy of  erstwhile hapless h@bros in the north.😁

The nuclear option that the hawks in Garowe are advocating to put on the table is simply the act of showing the little puppy residing in Villa Somalia the dexterous fingers that hold the federalism leash that he finds himself straining under.

The H@abros are getting the red carpet treatment. VIP. :D

You mean the suicidal option? The pirate have no the guts to go down that road. :D  

Even the Banadiri understand the Pirates are B.S..  

Share this post

Link to post
Share on other sites
37 minutes ago, Suldaanka said:

The H@abros are getting the red carpet treatment. VIP. :D

You mean the suicidal option? The pirate have no the guts to go down that road. :D  

Even the Banadiri understand the Pirates are B.S..  

Ha ha, nice comeback. 😁

Especially since I wholeheartedly welcome the red carpet treatment our estranged  hapless, helpless and hopeless h@bros are now formally getting. 

It’s about damn time the ceaseless graveyard digging has stopped in Hargaysa in pursuit of that much coveted yet impossible international political recognition.😜

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.