Deeq A. Posted June 29, 2020 (SLT-Hargeysa)-Wasiirka Maalgashiga Somaliland Maxamed Cawad ayaa sheegay in xabsiga laga sii daayay Abwaan Shuceyb Yare oo xalay la xidhay. Wasiirka ayaa xadhiga abwaanka ku tilmaamay in uu ahaa mid isfahan-waa ah. Source Share this post Link to post Share on other sites