Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa ka soo baxay kulankii deg dega ahaa ee Baarlamaanka Puntland?

Recommended Posts

Deeq A.   

Baarlamaanka Puntland oo maanta kulan deg deg ah ka yeeshay arrimaha siyaasadda Somaaliya, ayaa soo saaray saddex iyo toban go’aan.

Baaralamaanka Puntland ayaa sheegay in aysan aqbali doonin go’aamadii ay Golaha Shababka Soomaaliya ku ansixiyeen matalaada gobolka Banaadir, qoondada Haweenka iyo doorashada 2020/2021.

Sidoo kale Baarlamaanka Puntland ayaa tilmaamay in isaga oo ka duulaya qodobka 4-aad ee Dastuurka Puntland iyo go’aamadii shirkii wadatashiga Puntland, uu qaadayo tallaabo kasta oo lagu badbaadinayo jiritaanka iyo masiirka Puntland.

Hoos ka akhriso go’aamada ka soo baxay Baarlamaanka Puntland oo dhameystiran.

p1.jpg?w=1000&ssl=1 p2.jpg?w=1000&ssl=1 p3.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Maxaa ka soo baxay kulankii deg dega ahaa ee Baarlamaanka Puntland? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this