Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland: Mas’uuliyiin xilalkii laga qaaday iyo kuwo la isku baddelay

Recommended Posts

Deeq A.   
s3.jpg?resize=1000%2C658&ssl=1

Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi ayaa xilalkii kaga qaaday kuwa kalena ugu magacaabay qaar kamid ah gudoomiyeyaasha gobolada Somaliland.

Muuse Biixi ayaa wareegto uu soo saaray xilkii ka qaaday Guddoomiyihii  ee gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali  iyo Guddoomiyihii ee gobolka Hawd ee Somaliland Yaasiin Maxamed Shide, sidoo kale isku baddelay guddoomiyeyaashii gobolada Sanaag, Saaxil, Gabilay iyo Saraar.

1. Maxamed Axmed Caalin Yuusuf ,Guddoomiyaha gobolka Awdal.

2. Axmed Cismaan Xasan Cilmi, Guddoomiyaha gobolka Sanaag

3. Axmed Maxamed Xaashi Ducaale, Guddoomiyaha gobolka Saaxil.

4. Axmed Cige Maxamed Geeddi, Guddoomiyaha gobolka Hawd.

5. Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye, Guddoomiyaha gobolka Gabiley.

6. Maxamed Cismaan Xaaji Axmed, Guddoomiyaha gobolka Saraar.

PUNTLAND POST

The post Somaliland: Mas’uuliyiin xilalkii laga qaaday iyo kuwo la isku baddelay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this