Sign in to follow this  
Deeq A.

Dr Baadiyow oo shaaciyey inuu mashruuc iska noqday Dastuurka dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Dr. Cabdiraxman Cabdullahi Baadiyow oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed oo u warramay Shabelle ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha Dastuurka.

Baadiyow ayaa sheegay in Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya uu noqday mashruuc ay faraha kula jiraan wadamo shisheeye, isaga oo arrintaasi nasiib darro ku tilmaamay.

Sidoo kale waxa intaasi ku daray in dowladnimada Soomaaliya ay taagan tahay, balse ay jiraan caqabado ku hor gudban oo u ugu horreeyo dhameystirka Dastuurka.

Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay Umadda Soomaaliyeed inay garab istaagaan dowladdooda, islamarkaana ay kala shaqeeyaan horumarka dalka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this