zamatar Posted August 10, 2007 I think Ayoub is right on this..xiliyadu maaha time ka..xiliyadu waa xiliyada sanadka sida summerka iyo winterka taasna waxa keena wareega dhulku ku wareego cadceeda. ta sedexaad dhanaan waa dhadhan, like macaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 11, 2007 Originally posted by zamatar: I think Ayoub is right on this..xiliyadu maaha time ka..xiliyadu waa xiliyada sanadka sida summerka iyo winterka taasna waxa keena wareega dhulku ku wareego cadceeda. ta sedexaad dhanaan waa dhadhan, like macaan Ee adiga lee isa saxeysid about 'xiliyadda.' Xili can be defined both as time and season; particularly and mostly in time sense, though. Waxaana tiri, "Xiliyadda waa xiliyadda sanadka sida summerka iyo winterka, taasna waxaa keena wareega dhulku ku wareego ..." Oo saan iri lee igu raacday, oo su'aashii ahayd Wareega dhulka wuxuu sababaa. So wareega dhulka wuxuu sababaa ama saa adiga u tiri wuxuu 'keenaa' xiliyadda iyo maalinta iyo habeenka. Ayuub kaliya 'maalinta iyo habeenka' ayuu doortay, jawaabtiisna uu kaga tagay tan xiliyadda. Tan kale waa adke, hoor iyo dhanaan; dhanaan oo kamid ah qeyb kamid ah biyaha [salty waters]. Dhadhan iyo dhanaana iskumid ma'aha. Dhadhan waa 'taste,' and mostly used in the sense of sweet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 11, 2007 Goobo geli tii sax ah [waa multiple choice]: 1. Wareega dhulku wuxuu sababaaa: - (B) Xiliyada - (T) Maalinta iyo habeenka - (J) B iyo T 2. Gudbiyaha ugu fiican walxahani waa: - (B) Gobol yar oo xaashiga - (T) Musbaar - (J) Caag 3. Sadexda weji ee biyuhu waa: - (B) Adke - (T) Hoor - (J) Neef - (X) Dhanaan ---------- MMA, Dhanaan waa dhadhanka qayb ka mid ah. Tusaale ahaan qaybaha dhadhanka waxaa ka mid ah: macaan, qaraar[kharaar], dhanaan, iwm. Sidaa darteed dhanaan kama mid noqon karo heerarka, ama wajiyada, kala duwan ee biyuhu maraan. Neeftu waa waji ka mid ah wajiyada biyyuhu maraan [vapor]. Marka adeer u celi Ayoub dhibcahaad ka goosatay ! pps. Dhibcahaygu waa bannaanka ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 11, 2007 Hoor ma liquid baa? Liquid = Dareere North, can you make the pics larger? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 11, 2007 Ma imikaad isku haysataan wixii labaatan sano ka hor la dhigan jiray ,,, walee waa cajiib ,,, maskaxdii way idin masaxantay oo anigaaba idin dhaama Quote Share this post Link to post Share on other sites
zamatar Posted August 11, 2007 waxba layskuma haystee casharaa meesha lugu qaadanayaaye ee adigu maxaad qiiqa iskugu qarinaysaa? oo nin garana iska dhigaysaa. waxaan ku weeydiiyey ninkii North weli miyigii miyuuna kasoo noqon. sawirada soo wad dhe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 11, 2007 waar dadku ha kaa seexdeen waa weekend e ,,,, ma imikaad soo toostay adigu ?? anigu dee waan garanayaa casharadaas oo berigaan dhigan jiray qaar badan oo reer SOL ahiba may dhalane Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 12, 2007 beeeeeeee beeeeeee Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 12, 2007 what you looking at?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 12, 2007 School classroom Geel If you see any geel roaming around lost with these markings then you know who they belong to,,,LoL Fixing the burst water pipe Some cultivation Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 12, 2007 Al Mustaqbal boarding school – Burco Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 12, 2007 Entrance to the new bridge – Burco The old bridge Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 13, 2007 Shiekh School Show these pics to anyone who may have been a student back in the days. Entrance Sisters school/sleeping quarters Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 13, 2007 Entrance Inside the school complex Hidi iyo dhaqan on display Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 13, 2007 Masaajidki School grounds My fathers old sleeping quarter (the one on the left) No its not Elephant dung Quote Share this post Link to post Share on other sites