Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoonka labada Aqal ee BF oo loogu baaqay inay tanaasul sameeyaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Sanetor Bilaal Idiris Cabdullaahi oo ka mid ah Golaha Aqalka Aare ayaa soo jeediyey in xal laga gaaro khilaafka ka dhex aloosan guddoonka labada Gole ee baarlamaanka Somalia.

Sanetor Bilaal Idiris Cabdullaahi oo kamid ah seneterada aqalka sare ee baarlamaanka ayaa soo jeediyay in xal laga gaaro khilaafka kadhex aloosan gudoonka labada aqal ee baarlamaanka Somalia

Labada Aqal ayuu kutilmaamay inay yihiin mas-kaxda dowladnimada Soomaaliya, sidaa darteedna wuxuu ugu baaqay guddoonka labada Aqal inay meel isugu yimaadaan oo ay wada hadlaan, islamarkaana ay isku tanaasulaan.

Sidoo kale wuxuumeesha kasaarayeedeemo dhawaan loo jeediyey madaxweynaha Soomaaliya kuwaasi oo ku qotomay in madaxweynuhu uu is-hortaag ku sameeyey howlhihii Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya

Khilaaf dhinaca sharciga ayaa ka dhex taagan guddoonka labada Aqal, kaasi oo salka ku haya mideynta kulamada labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this