Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka Puntland oo kulan ka yeelanaya mataaladda gobolka Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha wakiilada Puntland ayaa maanta kulan deg deg ah ka yeelanaya matalaadda siyaasadeed ee la siiyay gobolka Banaadir, taas oo uu ansixiyey Giolaha Shacabka.

Xildhibaanada baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in ay soo saaraan go’aano ka dhan ah ansixintii baarlamanka federaalka Soomaaliya ee matalaadda gobolka Banaadir.

Inta badan mudanayaasha baarlamanka maamulka Puntland ayaa shalay ku dooday in hannaan qaldan loo maray ansixinta xeerka Mataalaadda gobolka Banaadir oo 13 Senetor ku yeelan doono Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this