gooni Posted June 29, 2020 Waa nìn yar oo dhiiri galin u baahan cid walba layskama xiro 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 30, 2020 Saalax, add it to that thread. The abuse continues. Reer Waqooyi Lives Matter. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 30, 2020 Waraa, you hadn't changed your username for DAYS maxaa dhacay? Isqariskii ma iloowday? Magaca Timacadde, Rabi ha u raxmadee, ha ugu ciyaarin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 2, 2020 Cabsi intaan la eg. Dhalinta inay soo baraarugeen la arkaa. Ciidamada Somaliland oo xabsiga dhigay dhalinyaro ku labisatay Calanka Soomaaliya Wararka naga soo gaaraya Gabiley ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhafay ciidanka Booliska maamulka Somaliland ay xir-xireen dhalinyaro ku soo labisatay dharka calanka Soomaaliya, kuwaas oo ku sugna halkaasi. Dhalinyarada xabsiga loo taxaabay ayaa xirnaa funaanado ka sameysan Calanka Soomaaliya, taas oo sababtay in ciidamadu ay qabtaan, kadibna ay xiraan. Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa innoo sheegay in sababta loo xiray dhalinyaradaasi ay tahay kaliya labiska ay xirnaayeen ee Calanka Soomaaliya. Sidoo kale waxaa lagu soo warramayaa in dhalinyaradasi ay qeyb ka ahaayeen dadka Soomaaliyeed ee u dabaal-dagayey maalinta Qaran ee kowda Luulyo. Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha Booliska Somaliland oo ku aadan falkaasi xariga ah. Si kastaba ha’ahaatee arrintan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo dhowaan Jabuuti lagu soo gaba-gabeeyey shirkii wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo laga soo saaray warmurtiyeed xasaasi ah oo uu ku jiro qodob ka hadlayey is-dhexgalka bulshada. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 2, 2020 Eebboow Siyaad Barre ee maalin walba ka calaacalaan did not abuse like this: As I said jiilkii yaalaa waa soo wada tooseen from 30 years of come iyo marqaamid, saw the reality and abuses like this will not stop them. Quote Share this post Link to post Share on other sites