Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuqaal:-Unsom Oo War Ka Soo Saaray Hadalkii Xaliimo Yarey

Recommended Posts

Deeq A.   

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil  Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ay ku shaacisay nooca Doorasho  Dalka ka dhaceysa 2020/2021.

Halkan Ka Aqriso Warka Ka Soo Baxay Xafiiska UNSOM

Xafiiska Unsom oo War Ka Soo Saaray Hadalkii Xaliimo Yarey

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Warka Ka Soo Baxay Xafiiska UNSOM

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this