Sign in to follow this  
Deeq A.

Zakariye Yuusuf ‘’ Waa Nasiib – daro in la jabiyo qodobo ka mid ah Dastuurka Dalka ‘’

Recommended Posts

Deeq A.   

Zakariye Yuusuf oo ka tirsan Hay’adda xasaradaha Caalamka ayaa nasiib-daro ku tilmaamay in la jabiyo qodobo ka mid ah Dastuurka Dalka,isagoo sharaxaad dheeri ah ka bixiyay khilaafka labada aqal ee Baarlamaanka.

Halkan Ka Daawo Zakariye Yuusuf Oo Waraysi Dhinac Skpy-ka Siiyay Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this