Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiillada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Labadii Xubnood Ee Kominshanka Doorashooyinka U Matalaayey Xisbiyada UCID Iyo WADDANI.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Golaha wakiillada Somaliland oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey labadii xubnood ee Kominshanka doorashooyinka qaranka Somaliland u matalaayey xisbiyada Mucaaridka ee UCID iyo WADDANI.

Md Maxamuud Siciid Dalmar Xubinta xisbiga WADDANI waxaa ogolaadey 51 xildhibaan , cid diiday ma jirto halka hal xildhibaan ka aamustey.

Md Cabdifataax Ibraahin Sheekh xubinta xisbiga UCID waxaa ogolaadey 49 xildhibaan , cid diiday ma jirto , halka Saddex xildhibaan ay ka aamuseen.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this