Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Cirro Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay Tallaabada Golaha Wakiilladu Ku Ansixiyeen Labada Xubnood Ee Xisbiyada WADDANI Iyo UCID U Xuleen Komishanka Doorashooyinka.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa si diirran u soo dhaweeyay tallaabada Golaha Wakiillada Somaliland ku ansixiyay labada xubnood ee xisbiyada WADDANI iyo UCID u xuleen Komishanka doorashooyinka Qaranka.
Guddoomiyaha ayaa ku tillaamay tallaabo dardar gelinaysa qabsoomidda doorashooyinka iyo dimuqraaddiyadda Somaliland.


“Waxa aan ku bogaadinayaa Golaha Wakiillada ee JSL ansixinta labada xubnood ee Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI & UCID u soo xuleen in ay ka mid noqdaan Komishanka Doorashooyinka Qaranka KDQ si loo bilaabo howlihii geedi-socodka doorashada Golaha Wakiilada & Golayaasha Deegaanka,” ayuu yidhi Mudane Cabdiraxmaan Cirro

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this