Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo ka hadlay ansixinta Labada Xubnood ee Ucid & Waddani u xuleen Komishanka Doorashooyinka S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa aan ku bogaadinayaa golaha wakiilada ee JSL ansixinta labada xubnood ee Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI & UCID u soo xuleen in ay ka mid noqdaan Komishinka Doorashooyinka Qaranka KDQ si loo bilaabo howlihii geedi-socodka doorashada golaha wakiilada & golayaasha deegaanka. pic.twitter.com/xytJ3RFUZU

— Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) June 28, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this