Sign in to follow this  
Deeq A.

Dibad-bax lagu taageerayo go’aankii BF oo ka socda Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho, si ay u taageeraan ansixintii xeerka matalaadda gobolka Banaadir.

Dibad-baxan oo ah mid nabadeed ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey gobolka Banaadir, iyadoona ay ka qeyb-galayaan dad badan oo isaga kala yimid xaafadaha Muqdisho.

Sidoo kale waxaa la filayaa in halkaasi ay tagaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka, si ay qeyb uga noqdaan dibad-baxaasi.

Shalay ayey aheyd markii xildhibaanada Golaha Shacabka ay ansixiyeen xeerka matalaadda gobolka Banaadir oo Aqalka Sare ku yeelan doono illaa 13 xubnood.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this