Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Shirkii Deni iyo Qoor-Qoor oo laga soo saaray qodobo xasaasi ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu soo gaba-gabeeyey shir gaar ah oo u dhexeeyey madaxweynayaasha Puntland iyo GalmuduG, kaas oo socday 26 illaa 27 bishan June.

Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa looga hadlay arrimaha amniga, nabadeynta, dib u heshiisiinta iyo horumarka dhaqaalaha.

Sidoo kale war-murtiyeed ka soo baxay shirka ayaa waxaa lagu sheegay in labada dhinac ay isku afgarteen illaa 7 qodob.

Halkaan hoose ka akhriso:

1war-murt.1

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this