Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Sababaha ay Xaliimo Yarey Dib Ugu Dhigeyso Doorashada 2020-ka

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Xaliimo Yareey , oo maanta hortagtay goblaha shacab ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyadoo laga sugayey in ay cadeyso in dalka ay doorasho qof iyo cod ay qabsoomi karto iyo in kale.

Guddoomiye Xaliimo ayaa cadeysay in waqtigaan aysan dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod, si loo gaarana loo baahan yahay waqti dheer lagu daro xiliga doorashada, waxaana ay sheegtay in lagu qaban karo haddii ay hesho 13 bilood oo dheeraad ah oo ka bilaabanayso  Janury 2020 kuna eg  August 20221-ka, guddoomiye Xaliimo Ismaaciil ayaa dhanka kale sheegtay haddii aan la qabaneynin doorasho qof iyo cod ah ay u baahantay in guddiga la gaarsiiyo ilaa bisha March 2021-ka.

Halkaan Ka Akhriso Sababta.

4_6032747755867211901-1-791x1024.png

 

Guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa sheegtay in xiligaan la joogo waqtigii  la iska kaadhan lahaa sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorasho qof iyo cod ah, sida horay u ballaan qaaday guddiga doorashooyinka qaran, laakiin waxaan weli muuqan ififaalaha nuucaas ah waqtigaan.

 

4_6032747755867211901-2-791x1024.png 4_6032747755867211901-3-791x1024.png   4_6032747755867211901-4-791x1024.png   4_6032747755867211901-5-791x1024.png  4_6032747755867211901-6-791x1024.png 4_6032747755867211901-7-791x1024.png 4_6032747755867211901-8-791x1024.png 4_6032747755867211901-9-791x1024.png Goobjoog News  

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this