Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Shacabka oo meel mariyey matalaada gobolka Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Mudanayaasha Golaha Shacabka BFS ayaa goor dhow cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xeerka matalaada gobolka Banaadir, kadib kulan ay ku yeesheen Muqdisho.

142 Xildhibaan ayaa u codeeyay in gobolka Banaadir uu 13 xubnood ku yeesho Aqalka Sare, halka ay diideen illaa 4 mudane oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Maalmihii la soo dhaafay xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka doodayey xeerkan oo dood badan dhaliyey, kadib markii guddiga wadajirka ee loo xilsaaray xeerarka doorashooyinka ay soo gudbiyeen in 7 xubnood gobolka Banaadir laga siiyo Aqalka Sare.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this