Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal beeleed xoogan oo ka socda gobolka Galgaduud

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal goor dhow dib uga qarxay deegaanka Qalanqalle ee gobolka Galgaduud, kaas oo u dhexeeyo laba maleeshiyo beeleed.

Dagaalkan ayaa lagu soo warramayaa inuu daba socdo midkii shalay ka dhacay deegaanka Xananbuure, kaas oo ay ku dhinteen ku dhowaad illaa 10 ruux.

Dadka ku dhintay dagaalkaasi ayaa waxaa sidoo kale ka mid ah  wasiirkii hore ee shaqada iyo shaqaalaha Galmudug Daahir Shidane Cabdi oo dhaawac soo gaaray u geeriyooday.

Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, mana cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka ka socda halkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this