Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamo kala dhex galay malayshiyaad ku dagaallamay Galgaduud

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamo ka tirsan Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegay amniga degaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduug halkaas oo maalmihii la soo dhaafay dagaallo ku dhexmareen laba malayshiya beeleed.

Dagaalkaas ka dhacay Xananbuure  waxa uu ka dhashay muran la xiriira baraago degaanka laga qoday waxaana uu sababay khasaare kala duwan oo labada dhinac gaaray.

Ciidanka dowladda yaa haatan ku sugan degaanka kadib markii ay kala dhex-galeen labada Maleeshiyo isla markaana la wareegeen amniga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud sida laga soo xigtay saraakiil ciidan.

PUNTLAND POST

The post Ciidamo kala dhex galay malayshiyaad ku dagaallamay Galgaduud appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this