Deeq A. Posted June 26, 2020 Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor-dhaweyd safar shaqo ugu amba-baxay dalka Qatar. Wafdiga waxaa qeyb ka ah guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi iyo xubno kale oo ka tirsan Dowlddda. Qatar ayaa ka mid ah dalalka saaxibada la ah Soomaaliya, iyadoona mashaariic horumarineed ka fuliso gudaha dalka. View the full article Share this post Link to post Share on other sites