Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyna Farmaajo “Muuse Biixi wuu arkayaa in Somaliland aysan horay u socon karin, anagana aan horay u socon karin “

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka ayaa u hambalyeeyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Halkan Ka Daawo Khudbadii Uuu Madaxweyne Farmaajo U Jeediyay Shacabka Soomaaliyeed

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this