Sign in to follow this  
Deeq A.

26 Jun waa maalintii ay Somaliland xoriyada ka qaadatay Ingriiska

Recommended Posts

Deeq A.   

Waa maalin mudan xasuus ay ku dheehantahay xurmayen xeerin xiiso aan go’ayen’
bulsho walba waxay leedahay saacad maalin iyo sanad ku suntan astaan qaran oo muxubo iyo xushmayen iyo qaderin xambaarsan. waxa ku waajib ah in si fiican loo soo dhaweeyo ciidal calanka somaliland oo ku beegan 26 june 1960 oo fooda ina soo saartay viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva somaliland
national day.
sanad guuraagii lixdanaad awguuliyo maalintaa hala soo dhaweeyo oo hala dabaaldego
KA REEBAN CUDURDAAR IYO CARQALADEYEN MAXAA YEELAY WAA SUMADA DAL IYO DAD AAN ADUUNKA
SAAMIGEENA KU XARDHAN.

MUSA AW HASSAN LODOON
DUBAI UAE.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this